Advertisement

Sida Loo Ogaado Qofka Kaa HELAY Een Kuu Sheegan Karin

Sida Loo Ogaado Qofka Kaa HELAY  Een Kuu Sheegan Karin ☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇

Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro►

Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel►

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha►

Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay►

Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay►

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇

Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.

🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale

★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.

★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.

★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.

★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.

★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.

SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY

Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.






Ross Bugden - Music


jaceyl,qof ku jecel,arimaha jaceylka,jaceylka,qofka kaa helay,waan kaa helaa,wiil ku jecel,gabadh ku jecel,gabar jaceyl,wiil jaceyl,wiil gabar jacey,sida loo ogaado qof ku jecel,sida loo sheego qofka ku jecel,wax ka barro,

Post a Comment

0 Comments